Daawo Xildhibaanada Golaha Deegaanka Gabiley Oo Kabaha La Dulmarey Maamulka Somalia Soona Dhaweeyay Go,anka M/Wayne Muuse Biix Ka Qaatey Dp World

Gabiley(GNN)Qaar Ka Mida Xildhibaanada Golaha Deegnka Degmada Gabiley Ayaa Kabaha La Dulmarey Maamulka Somalia,Geetsa Kalena Waxey Soo Dhaweeyeen Go,Aanka Madxwayne Muuse Biixi Ka Qaatey Heshiiska Sadex Geesoodka Shirkada Dp World La Gashey Somaliand,

HALKAN SOOE KA DAAWO VIDEO 

 

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEYNEWSNETWORK(Gabiley.Net)

GABILEY OFFICE