Hargeisa- Meherad Tima-Jare Ah Oo Lagu Soo Qabtay Khamri Lagaga Dhex Ganacsanayey.

Hargeisa(GNN):-Meheradan Timo Jaraha Ah ee Ku Taalay Degmada 26ka June Ee Xaafada Jigjiga yar ayaa Waxaa Ka Shaqaynayey ragg Itoobiyaan Ah Oo Inta Badan Meheradaha noocan oo kale Ah Ka Shaqeeya Caasimada hargeisa Dhexdeeda.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.