Waxaa maanta si rasmi ah u furmay kal-fadhigii 65-aad ee golaha
guurtida Somaliland waxaana kal fadhigaas furay gudoomiyaha golahaas Saleebaan Maxamuud Aadan .
Gudoomiyaha ayaa sheegay in xaalada amaan ee Somaliland maanta ay meel fiican mareyso isla markaana waxaa uu carabka ku dhuftey in reer Ceel Afweyn aaney dalka u tudhin isla markaana ay haboon tahay in la xanuujiniyo
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan