Reer Ceel Afweyn Inoomey Tudhin Ee Waa In Aynu Xanuujinaa..” Gudoomiyaha Guurtida

Waxaa maanta si rasmi ah u furmay kal-fadhigii 65-aad ee golaha
guurtida Somaliland waxaana kal fadhigaas furay gudoomiyaha golahaas Saleebaan Maxamuud Aadan .

Gudoomiyaha ayaa sheegay in xaalada amaan ee Somaliland maanta ay meel fiican mareyso isla markaana waxaa uu carabka ku dhuftey in reer Ceel Afweyn aaney dalka u tudhin isla markaana ay haboon tahay in la xanuujiniyo

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan