War Deg-Dega-Xukuumada Somaliland Shaqadii Ka Joojisay Urur Qadiyada Somaliweyn Dalka Ka Dhex Waday iyo Talaabooyinka Uu Ku Kacay.

Hargeisa(GNN):-Wasaarada Qorshaynta Qaranka Somaliland Ayaa Maanta Amar Culus Dul Dhigtay Urur Lagu Magacaabo Fursad Fun Oo Dalka Somaliland Dhalinyarta Ku Dhaqan Ku Faafinayey Qadiyada Somaaali weyn.
Waxaana Talaabooyinka uu adeegsanayey ururkani uu ahaa In Bulshada Soomaaliyeed Laga ururiyo Dhaqaale Loogu Abuurayo Fursado Ganacsi,Waxaana ururkan Lagu helay Inuu jiro Qorshe Hoose iyo fikrado qarsoodiya oo lagu faafinayo qadiyada somaaliweyn. Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Qorshaynta Qaranka Somaliland Oo Arrintaasi Si Adag uga hadlay Kana Waramay talaabada ay Ka Qaadeen Ayaa Yidhi Sidan.