Agaasimeha Guud Ee Madaxtooyadda Somaliland Oo Xilal Cusub Magacaabay

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Madaxtooyadda Somaliland Maxamed Cali Bille ayaa magacaabay Xilal Cusub.

Wareegtadda uu Agaasimaha Guud Soo Saaray oo uu nuqul Ka mid ahi soo gaadhay Hadhwanaangnews ayaa waxa uu ku magacaabay Agaasime Waaxeedyo iyo ku xigeeno cusub.

Saacid Cabdi Ciise Muxumed waxa uu u magacaabay in uu noqdo agaasimaha waaxda Maamulka  Shaqaalaha Madaxtooyadda

Sacad Sheekh Muuse Qaalib waxa uu u magacaabay Ku Xigeenka Agaasimaha Waaxda Maamulka Shaqaalaha 

ijaabo Sakariye Garaad Cabdiqani Madaxa Qaybta Shaqaalaha

Cabdiqaadir Muxumed Xasan Madaxa qaybta Maamulka