Baafin:-Basaboor Lumay Oo Lagu Hayo Madaarka Hargaysa

Baafin hadii aad garanayso mawadinkan oo hada ku sugan magaalada hargeysa fadlan usheeg in passport-kiisi oo ka badalmay la hayo isaga oo ugu badalmay garoonka diyaaradaha ee magaalada hargeysa wakhti uu ka soo dagayey wixii faahfaahinana fadlan kala xidhiidh.

063-4099044

ama 063-4436411.

 

Reach US At :

00252634243848

XULASHADA GNN





Documentary ka hadlaya Dib-u-dhiskii Somaliland

Shirkii Tawfiiq ee Sheekh 1992