Daawo Bulshada Magaalada Gabiley Oo Ka Dhiidhiyay Sixir Bararka Iyo Doolerka Cirka Iskusii Shareeraya Xukumadana Baaq Udirey

Gabiley(GNN)IIyadoo Baryahan Danbe Usii Xawliya Usii Kordhayo Sixir Bararka Dalku Ayaa Waxa Cirka Iskusii Shareeraya  Sarifka Lacagta Doolarka Oo Saameyn Balaadhan Ku Yeelatay In Bulshada Qaar Ay Awoodi Waayan Adeegyada Nolasha Aasaasiga Ah,Xukumada Ayaa Dadaal Balaadhan Ugu Jirta In La Qaboojiyo Lana Xakeemyo Doolarkan Xayndaabka Furtey Ee Bulshada Ay Khaatiiyaanka Ka Taagantahay,

HALKAN HOOSE KA DAAWO VIDEO

 

 

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEYNEWSNETWORK(Gabiley.Net)

GABILEY OFFICE