Daawo Dugsiga Hoose Dhexe Ee New Gabiley Oo Qalab Casriya La Wareegay Sido Kalena Sameeyay Olole Lagu Xaalufinayo Geedka Garanwaaga Ah

Gabiley(GNN)Dugsiga Hoose Dhexe Ee New Gabiley Ayaa Maanta Sameeyay Olole Lagu Xaalufinayo Geedka Garanwaaga Ah Oo Dhibaato Ku Haya Dugsiga Sido Kalena Waxa Maanta Dugsiga Lagu Wareejay Qalab Casriya,Dugsiga Ayaa Geesta Kalena Qaabiley Dhigiisa Dugsiga Hoose Dhexe Ee Shekh Muxumed Warsame,

HALKAN HOOSE KA DAAWO VIDEO

 

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEYNEWSNETWORK(Gabiley.Net)

GABILEY OFFICE

 

Reach US At :

00252634243848

XULASHADA GNN





Documentary ka hadlaya Dib-u-dhiskii Somaliland

Shirkii Tawfiiq ee Sheekh 1992