Daawo Masuuliyiin Soo Dhaweeyay Isku Shaandhaynta Uu Sameyay M/Wayne Muuse Biixi Si Gaarana Utaageeray Agaasimaha Cusub Ee Wasaarada Xanaanada Xoolaha Iyo Kaluumaysiga

Gabiley(GNN) Madaxdhaqmeedka Iyo Mushara Golaha Wakiilada Somaliland Oo Maanta Warbaahinta La Hadley Ayaa Soo Dhaweeyay Isku Shaandhaynta Uu Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi Uu Ku Sameeyay Xumukadiisa,Waxeyna Geesta Kalena Taageero Baladhan Umuujiyeen Agaasimaha Cusub Ee Loo Magacabey Wasaarada Xanaanada Xoolaha Iyo Kaluumaysiga,

HALKAN HOOSE KA DAAWO VIDEO

 

 

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEYNEWSNETWORK(Gabiley.Net)

GABILEY OFFICE