DAAWO Quruxda:Barnaamij gaara: Faa’iidada Beerista Dhirta iyo Ubaxa Somaliland

Waa barnaamij Documentary oo inna tusaya faa’iidada iyo quruxda beerista dhirtu u leedahay magaalooyinkeenna iyo dalkeenna. Film-kan iyo sawirada waxaa qaaday Ahmed Kadleye, Somaliland 2018.