Daawo Tababarkii Ugu Horeeyay Ee Beeraha Ah Ayaa Degmada Arabsiyo Laga Fuliyay Iyo Khudaar Lagu Beeray Gobolka Gabiley

Arasbiyo(GNN) Degmada Arabsiyo Oo Ka Tirsan Gobolka Gabiley Waxa Laga Fuliyay Tababr Ku Saabsan Mashaariicda Beeraha Waxana Bulshada Lagu Dhiirigaliyay In Ay Ku Dhiiradaan Falashada Beeraha,Xildhibaanka Ayaa Si Adag Ula Hadlay Bulshada Caasimada

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA 

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEYNEWSNETWORK(Gabiley,net)

ARABSIYO OFFICE