Daawo Warbixin Cajiiba Oo Laga Diyaariyay M/Wayne Muuse Biixi Oo Ujarmaadey Deeganada Miyiga Isago Ku Labisan Dharka Dhaqanka

Hargaysa(GNN) Warbixin Ayaa Laga Diyaariyay Sawirada Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Mar U Jarmaadey Deeganada Miyiga Ah Wuxuna M/Wayne Muuse Biixi Ku Labisnaa Dharka Dhaqanka Ah Socdaalkisa Ayaa La Xidhiidhey In Bulshada Lagu Dhiirigaliyo In Ay Ku Dhaganadaan Dhaqanka Soo Jireenka Ah,

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEYNEWSNETWORK(Gabiley.Net)

GABILEY OFFICE