Gabiley(GNN) Wasiirka Wasaarada Hawlaha Guud Iyo Guryaynta Iyo Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Ayaa Xlka Ukala Wareejiyay Badhasabka Cusub Ee Gobolka Gabiley Iyo Badhasabkii Hore Ee Gobolka Cagaaran,Xaflada Xilwareejinta Ayaa Waxa Kaso Qaybgaley Maamulka Gobolka Iyo Kan Degmada Xildhibaano Gudoomiyaasha Degmoyinka Gobolka Uqaasha Ururada Haweenka Iyo Qaybaha Kala Duwan Ee Bulshada,
HALKAN HOOSE KA DAAWO VIDEO
Masuuliyiintii Madasha Ka Hadlay Ayaa Dhamantood Soo Dhaweeyay Badhaasbka Cusub Geesta Kalena Waxey Sii Sabootiyeen Badhaasbkii Hore,
Masuuliyiinta Madasha Ka Hadlay Ayaa Waxey Yidhahden
Ugu Danbayntii Badhaasbka Cusub Ee Gobolka Iyo Badhaasbkii Hore Ayaa Iyana Warbaahinta La Hadley.
REPORTER JACFAR CAWIL HERERI
GABILEYNEWSNETWORK(Gabiley.Net)
GABILEY OFFICE