Hargaysa-Gudoomiyaha Xibsiga mucaaridka ah ee Waddani
Md Cabdiraxaan Ciro oo iminka war saxaafadeed soo saaray waxaa uu gudoomiye ku xigeenka koowaad ee xisbiga Waddani u magacaabey Siyaasi Cabdirisaaq Khaliid Axmed .Siyaasigan loo magacaabey gudoomiye ku xigeenka koowaad ee xisbiga Waddani ayaa waxaa uu ka soo jeeda gobalka Sool gaar ahaan magaalada Laascaanood
Halkan Hoose Ka Akhriso Warqada Magacaabista