Hargeisa-Maxkamada Gobolka Oo Xukun Ku Riday Wiil Dhalinyar Oo Qoraal Ku Baahiyey Facebook.

Hargeisa(GNN):-Waxaa Maanta maxkamada Gobolka Maroodijeex Ee hargeisa Xukun Ku Riday Wiil Dhalinyar ah oo lagu Magacaabo Maxamed Kayse Oo Sida La Sheegayย  Lagu Soo Xidhay Qoraal uu Ku Baahiyey Barta Uu Ku Leeyahay Shabakada Facebook.Qoraalkan Uu Ku Baahiyey Facebook ayaa Waxaa Xafiiska Xeerilaalinta Gobolku Kusoo Eedeeyeen Inuu Meel ka Dhac Ku yahay Qaranka Somaliland, iyo Ciidamadiisa Oo Wax Ka Sheegay. Halkan ka Dhegayso Arrimo Loo Haysto iyo Xadiga Xadhiga Lagu Xukumay.

Reach US At :

00252634243848

XULASHADA GNN





Documentary ka hadlaya Dib-u-dhiskii Somaliland

Shirkii Tawfiiq ee Sheekh 1992