Maxkamad Malaayiin Euro u Xukuntay Muwaadin Soomaali ah.

Maxkamad ku taalla dalka Talyaaniga ayaa xukuntay in magdhow la siiyo nin Soomaali ah oo dambi aanu gelin xabsiga ugu jiray 17 sano.

Ninkaasi oo lagu magacaabo Xaashi Cumar Xasan ayaa xabsiga loo geliyey kadib makrii si qalad ah loogu helay inuu ka dambeeyey dilka laba weriye oo sannadkii 1994-kii ka dhacay Muqdishu.
Halkan Hoose Ka Dhegayso.

Exit mobile version