War-Deg-Deg-Xildhibaanada Golaha Guurtida Somaliland Oo Shaqadii Ka Hakiyey Suldaan Ismaciil Suldaan C.raxmaan.

Hargeisa(GNN):Shirgudoonka Golaha Wakiilada Somaliland Ayaa Maanta Sheegay Inay Shaqadii Golaha Guurtida Somaliland ka Joojiyeen Suldaan ismaaciil Suldaan C.raxmaan Oo ka tirsanaa Golaha Guurtida Somaliland islamarkaana ah Xubnin Ka Tirsan Aqalka Golaha Guurtida, Shaqo Ka Hakinta Ayaa Timid kadib Markii Dhawaan uu Suldaanku ka Qayb galay Caleemo Saarka Beeldaaje Kasoo Jeeda Maamulka Puthland.