Daawo Ganacsade Reer Gabiley Ah Oo M/Wayne Muuse Biixi Luuqad Adag Kula Hadlay Isago Taageero Baladhana Umuujiyay Ciidanka Qaranka Ee Jiida Hore

Gabiley(GNN)Mustafe Barkhad Meecaad Waa Mid Ka Mida Ganacsada Ugu Firfircoon Magaalada Gabiley Wuxuna Inta Badan Diirada Saara Arimaha Muhiimka Ah Ee Wakhtigan Taagan Si U Muujiyo Awoodiisa Shakhsiyadeed Ee Ku Aaadan Marxaladaha Jira Ee Saameyntleh , Mustafe Barkhad Meecaad Oo Gabiley .net Uwaramay Ayaa Taageero Balaadhan Umuujiyay Geesiyada  Ciidanka Qaranka Ee Sugaya Xuduudaha Somaliland Isago Tilmaamaya In Awooda Ciidankeena Ay Inoo Saamaxaso In Aynu Hadh Iyo Habeen Hurudno, Ganacsade Mustafe Barkhad Meecaad Wuxu Sido Kale Maaxwaynaha Qaranka Muuse Biixi Cabdi Ugu Baaqey In Uu Xayndaab Usameeyo Qabyaalada Xadhkaha Goosatey Ee Saameynta Taban Ku yeelatay Haldoorka Dalka,Isago Tilmaamay In Ay Marayso In Goobaha Ganacsiga La Shiido Iyado Laga Urinayo Mansabada Shakhsiyo Kale Oo Aan Ku Luglaheyn Saxada Siyaasadaba,

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

Ugu Danbeyntii Mustafe Barkhad Meecaad Wuxu Madaxwaynaha Qaranka Ugu Baaqay In Uu Digreeto Ku Magacabo  Beesha Madigaan Ee Dega Gobolka Gabiley Isago Hoosta Ka Xariiqay In Beeshani Ay Tahay Beel Ayku Wayntahay Qadiyada Somaliland Xaq Dastuuriyana Uelh  In   Ay Helaan Mansabkooda Ku Aaadan Saamiga Xilalka Sare Ee Kuraasta Somaliland,

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEYNEWSNETWORK(GNN)

GABILEY OFFICE