Daawo Jaaliyada Somaliland Ee Belgium Ayaa Idin La Socodsiinasa In Maalinta 12 May Caasimada Brussels Lagu Qaban Doono Xuska 18 May

Gabiley(GNN)Jaaliayada Somaliland Ee Dalka Balgimka Waxey Idinla Socodsiinasa In Maalinta Sabtida Ee Ku Beegan 12 Bisha May 2018 Lagu  Qaban Doono Caasimada Brussels Xuska 18 May Oo Ah Maalinta Loo Asteeyay Xuska Qaranimada Jamhuuriyada Somalialnd Waana Maalintii Ay Dadka Reer Somaliland Dib Ugala SOO Noqdeen Gobonimadooda  Wixi Laysku Odhan Jirey Somalia Sannadii 1991, Ee Fadlan Bulshooy Hamoogaan Hana Maqnaan Ee Kaso Qaybgal Wanaagsan Oo Kala Qaybqaato Farxada Iyo Dabaal Dega  Qaranimadada Oo Muuji In Aad Tahay Muwaadin Ayka Go,antahay Qaranimada Somaliland

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

GABILEYNEWSNETWORK(GNN)

GABILY OFFICE