Daawo Shaqaalaha Shirkada Dhismaha Ee Meecaad Ayaa Wacdaro Lama Ilaawana Ka Dhigey Dabaal Dega Xuska 18 May

Gabiley(GNN) Shaqaalaha Shirkada Dhismaha Ee Meecaad Ee Gobolka Gabiley Ayaa Magaalada Gabiley Ugu Dabaal Degay Xuska 18Ka May Waxeyna Magaalada Gabley Kuso Bandhigeen Dareen Farxadeed Oo Waddaniyad Ku Dheehan Tahay,

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEYNEWSNETWORK(GNN)

GABLEY OFFICE