Gabiley(GNN)Wasiirka Wasaarada Cadaalada Somaliland Ayaa Soo Gaadhey Jeelka Wayn Ee Gobolka Gabiley Waxana Gacmo Diiran Kuso Dhaweeyay Badhaasbka Gobolka Gabiley Xoghayaha Fulinta Dawlada Hoose Degmada Gabiley Ujeedka Socdaalkiisa Ayaa Daarna Barnaamijka La Afur Madaxwaynahaaga Ee Maxaabista Oo Uu Maalgalinayo Madaxwaynaha Qaranka Muuse Biixi Cabdi Waana Hanaan Mooraalka Iyo Quluubta Maxaabiista Kobcinasa,Si Ay Uniyadsamadaan Qorshahan La Afur Madaxwaynahaaga Waa Barnaamij Dhirigalinaya Maxbuuska Aan Xoriyada Haysaan Waana Nidaam Fiican Oo Ma=xaabiista Jeelashu Ku Dareemayaan Naxariis Iyo Dareen Bili,aadinimo Waxan Qorshahan Soo Agaasimey Madaxwaynaha Qaranka, Waxa Warbaahinta La Hadlay Wasiirka Wasaarada Cadaalada Badhaasbka Gobolka Xoghayaha Fulinta Dawlada Hosoe Iyo Talyaha Jeelka Waxeyna Dhamaantood Barnaamijkan Ku Tilmaameen Qorshe Dhiirigalinaya Maxaabiista,
HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA
REPORTER JACFAR CAWIL HERERI
GABILEYNEWSNETWORK(GNN)
GABILEY OFFICE