Daawo Wiil Dhalinyaro Reer Gabiley Ah Oo Soo Bandhigey Taarikhda Guud Ee Maalinta Qaran Ee 18KA MAY

Gabiley(GNN)Abdiraxman Sayid Faarax Waa Aqoonyahan Reer Gabiley Ah Waana Shakhsi Caanka Ah Magaalada Gabley Iyo Guud Ahaanba Dalka Wuxu Hayaa Taariikhda Guunka Ah Ee Qarankan Somaliland,

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEYNEWSNETWORK(GNN)

GABILEY OFFICE