DAAWO:Gudoomiye Ciro oo Gaadhay Dalka Sweden iyo …..

Hoos Ka Daawo Gudoomiye Cabdiraxmaan Ciro & Wafti La Socday oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Sweden Isagoo Inta uu Joogo Sweden La Kulmi Doona Wasaarada Arimaha Dibada & baarlamaanka Sweden