DEGDEG DAGAAL ADAG AYAA KA BILAAMAY SAAKA WAABERIGII JIIDA HORE EE TUKA-RAQ

 Dagaal ayaa saaka waabarigii ka bilaamay deegaanka. Tuka raq oo ay beryahanba isku hor fadhiyeen. Ciidamada. Qaranka. Somaliland iyo mileeshiyada maamul Puntland.

Dagaalkan ayaa ilaa hada. Ka socda deegaanka. Tuka raq. wararka aan  helayno ayaa sheegaya in uu dagaalkani. Yahay saaka mid. Aad iyo. Aad u qadhaadh oo xabada iyo rasaasta. Tiknikada iyo madaafiicduba ay is waydaarsanayaan. Ciidamada. Qaranka somaliland iyo mileeshiyada maamul Puntland.sida uu warkani sheegaayo. mileeshiyada maamul Puntland.ayaa weerar. Ku soo qaaday saaka. Shantii subaxnimo. Ciidamada. Qaranka somaliland ee jiida hore. Isla markaana ay. Ciidamada somaliland. Ka feejignaayeen dagaalkan ayaa shalay. Subax ka baaqday. Ka dib markii. Roob weyni. Ka da ay. Degaankaasi. Saaka. Dirirtu ka socoto. Hadaba si kastaba ha ahaatee. Dagaalkan ayaa lagu soo waramayaa inuu yahay dagaalkii ay abid. mileeshiyada maamul Puntland.. Ku soo qaado. Ciidamada qaranka somaliland kii ugu. Cuslaa. Oo aanay. Waxba la hadhin. Ciidanka maamul goboleedka. Puntland. dagaalkan oo wali alaankaa. Socda ayaa la filayaa in uu sababo dhimasho iyo dhaawac labada dhinacba

Wixii war ah ee soo kordha kala soco shabakada ee GABILEY.NET