DAAWO SAWIRADA Gudoomiye Cabdiraxmaan Ciro iyo Ambassador Diinaari oo Khudbad ka jeediyey Maxaddka caanka ee (DANISH INSTITUTE FOR INTERNATIONAL STUDIES).

Khudbadda ayaa ka koobneyd Taariikhda Somaliland oo uu kelmadoo kooban ka yidhi Ambassador Diinaari Isagoo sharaxay somaliland lixdankii ka hor Taariikhda ey laheyd iyo dib ula soo noqoshadii xoriyadeeda ee 1991-18-May.

0D9A5FE3-8844-40F9-9926-FEFDA257D38D

5236D453-6317-410E-9546-23CEAD207E59

Gudoomiye Ciro ayaa ku Nuuxnuuxsaddey Somaliland Waxey qabsatey ee ey kaga duwan tahey wadamadda GEESKA Africa iyo gaar ahaan Somalia.

Waxu Gudoomiye Ciro caalamka u sheegey iney somaliland tahey waddan miisaniyaddiisu sanad walba koreyso caalamka aan ka helin dhaqaale toos loo siiyo sidda( World bank, IMF) waxu sheegey iney somaliland waddan ku yaala meel caalamka oo dhami u bahan yahey.

Sidaas daradeed shacabka somaliland ey dhisteen dalkooda dhamaan kaabayaasha dhaqan dhaqaale, iney sameysteen dastuur iyo dowladd ku shaqeysa sharci iyo Kala danbeyn sidda dowlaha caalamka

Waxu Gudoomiye Ciro ku dheeraadey kheyraadka Somailand leedahey iyo sidda dadka reer Somaliland ey uga go’an tahey in caalamku ictiraafo. Waxu kale oo ka hadley in somaliland tahey waddan NABADDA oo deriskiisa iyo caalamkaba raba inuu kula nolaado nabad galyo.

Waxa nuxurka khudbadiisu aheyd sidey somaliland uga faa’iideyaan kartaa dowlaha caalamka siiba dowlaha (gulf State) ee doonaya iney maamulaan dekedaha ku yaal GEESKA Africa.

Sidee baa dowlaha waa weyn ee (super power) ka ah iyaga laftoodda Somaliland uso jiidan karta si ey uga hesho aqoonsi calamiya iyo wadda shaqeyn toos oo ey somaliland ula macamilaan sidda dowlaha Africa ee la aqoonsan yahey.

ISKU soo wadda duubo Khudbadda gudomiye Ciro iyo Ambassador Diinaari ahaa aheyd mid ey caalamka la wadageen Somaliland Waxey tahey Waxey u qalanto Waxey qabsatey. Siyasadda ARIMAHA dibadda ee xisbiga waddani ayaa ku dhisan in Indhaha caalamka lagu soo jeediyo somaliland. Lana soo nooleeyo Qadiyadda ictiraaf raadinta ee qarankani sugayey mudadda 28 sano ah.

Waxi xisbiga waddani maalmahan socod Ku marayay waddamo ka midda qaradda Europe oo ey ka mid ahayeen, Dalka Belguim, Sweden, Denmark.

Dhamaan safarka aya u socda sidii loogu talo galey guulo badana qaranka usoo hooyey. Waxa safarkani yahey mid isugu jira mahadnaqa qurbe jooga xisbiga waddani tageersan iyo xogogaal u noqoshadda shaqadda lamahaa dibadda ee xisbiga waddani.

 

4198225E-E224-4056-B032-54221A338236, Denmark21E0DE48-6B73-4923-A525-F1B03EB497135236D453-6317-410E-9546-23CEAD207E595A74773C-1E40-4B4F-B4CB-7A35FDAC880594EE687C-A109-49BE-A72E-E35EF79DFED4

 

RAMADAAN MUBARAK
VIVA SOMALILAND
VIVA WADDANI

Waa bilaahi towfiiq
Warbaahinta xisbiga waddani
Copenhagen