Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi Oo Imika Ka Hadlay Dagaalka Ka Socda Deegaanka Ceel Afwayn Ee Gobolka Sanaag

Hargaysa(GNN)Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Ayaa Maanta Ka Hadlay Dagaalka Beelaha Walaalaha Ah Ku Dhexmaraya Deegaanka Ceel Afwayn Oo Uu Ka Socdo Dagaal Soo Noqnoqda.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

https://www.youtube.com/watch?v=ECS6Goq3Pgc

GABILEYNEWSNETWORK(GNN)

HARGAYSA OFFICE