Somaliland Ciidamo Commandos Ah oo loogu Talo Galay Difaac Dalka iyo Tababaro Adag Oo La Siiyey.

Halkan Hoose Ka Daawo Ciidamo Komaandos Ah oo Somaliland Loogu Soo gabogabeeyey Tababaro Adag oo Loogu Talo Galay inay Difaacaan Qaranka Somaliland, Kuwaas oo Maanta Madaxweynaha Qaranka Somaliland Muuse Biixi Cabdi Uu Usoo Xidhay.

Exit mobile version