Daawo-Hargeisa Xarunta Safaarada Dalka Djabouti Oo Bilaabay Diwaangalinta Dadka Hawlgabka Ah, Sharciyadana haysta.

Daawo-Hargeisa Xarunta Safaarada Dalka Djabouti Oo Bilaabay Diwaangalinta Dadka Hawlgabka Ah, Sharciyadana haysta ee u Dhashay dalkaasi Djabouti, Waxaana Mashruucaasi furay Safiirka Dalka Djabouti Xuseen Cumar Kawaaliye.

Reach US At :

00252634243848

XULASHADA GNN





Documentary ka hadlaya Dib-u-dhiskii Somaliland

Shirkii Tawfiiq ee Sheekh 1992