Daawo-Munaasibada Ciida iyo Waxyaabaha Ku Cusub Ee Ay Soo Kordhisay Carwo Dadaal.

Hargeisa(GNN):-Waxaa Munaasibada ciida Siweyn Isu Soo taraya Alaabaha Cusub ee Lagu Qurxiyo guryaha Oo Ay Si Xoogan usoo kordhiyeen Qaar Kamida Carwooyinka dalka Somaliland Gaar Ahaan Carwo Dadaal oo Ah Hormoodka Carwooyinka Caasimada hargeisa.

Reach US At :

00252634243848

XULASHADA GNN





Documentary ka hadlaya Dib-u-dhiskii Somaliland

Shirkii Tawfiiq ee Sheekh 1992