Daawo Warbixin Laga Diyaariyay Hartii Fadhiisimaadka U Aheyd Ciidankii Dhaqdhaqaaqa SNM Ee Degmada Geedbalaadh

Gabiley(GNN)Warbixintan Waxaan Idinka Diyaarinay Hartii Caanka Ahayd Ee Degmada Geedbalaadh Ee Gobolka Gabiley Waxana Haradan Oo Burburtey Hoy U Ahayd Qaar Ka Mida Ciidankii Dhaqdhaqaaqa snm Ee Dib Uxoreynta Somaliland

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA 

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI]

GABILEYNEWSNETWORK(GNN)]

GABILEY OFFICE

Reach US At :

00252634243848

XULASHADA GNN





Documentary ka hadlaya Dib-u-dhiskii Somaliland

Shirkii Tawfiiq ee Sheekh 1992