Daawo-Wasaarada Waxbarashada Somaliland Oo Soosaartay Barnaamij Lagu Wacyigalinayo Ardayda Galaysa Imtixaanka Shahaadiga ah.

Daawo-Wasaarada Waxbarashada Somaliland Oo Soosaartay Barnaamij Lagu Wacyigalinayo Ardayda Galaysa Imtixaanka Shahaadiga ah.
 Barnaamijkan Ayaa Ku Saabsan Mid Ardayda Kala Duwan ee Qaranka Somaliland Lagu Wacyigalinayo Sidii looga Hortagi Lahaa Islamarkaana Ardaydu iskagaga Dayn lahaayeen Qiska iyo Wax Akhris La’aanta Ardayda Inta Badan Aan Sameynin Dadaalka, Iyadoo Wakhti Kooban Uu ka Hadhsan yahay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dhamaan Dalka Somaliland Dugsiyada Hoose iyo Kuwa Sareba Galidoonaan Maalinta Sabtida ee Fooda inagu Soo Haysa.

Halkan Hoose KaDaawo.


Hargeisa Somaliland
Gabiley News Network