Daawo Xaflad Balaadhan Oo Lagu Xusayay Sanad Guuradii Labaad Ee Kaso Wareegtay Aasaaska Isbitaalka Dhimirka Ee Magaalada Gabiley

Gabiley(GNN) Xafladan Oo Ahayd Mi Lagu Xusayay Sanad Guuradii 2Aad Ee Kaso Wareegtay Aasaaskii Hirgalinta Isbitaalka Dhimikra Ee Laga Yagleelay  Magaalada Gabiley Oo Baahiwayn  Uqabtay,Ayaa Waxa Laguso Bandhigayay Hanaanka Loo Maareeyn Karo Iyo Qaabka Loola Tacaali Karo Xanuunka Dhimirka, Waxana Kaso Qaybgalay Maamulka Gobolka Iyo Kan Degmada Ururka Samakaal Oo Isagu Hirgaliyay Isbitaalka Dhimirka  Xildhibaano Waxgaradka Salaadiin Dhakhaatiir Shirkadaha Ganacsiga Ururada Haweenka Iyo Qaybaha Kaa Duwan Ee Bulshada Ujeedka Munaasibadan Ayaa  Daarnayd Iftiiminta Iyo Dardar Galinta Nidaamka Isbitaalka Dhimirka Si Loo Daryeelo Dadka U Asiibey Xanuunkan   Sido Kale Waxa   Bulshada Sharaxaad Laga Siiyo Noocyada Uu Ukala Baxo Xanuunka Dhimirka Iyo Sido Kale In Isbitaalka Laso Bandhigo Kaalinta Muhiimka AH Ee Uu Bulshada Uu Ugu Fadhiyo,Waxana Ugu Horeynba Daah Furey Munaasibadan Sharaxad Dheerna Ka Bixiyay Xanuunka Dhimirka Agaasimaha Guud Ee Isbitaalka Dhimirka Magaalada Gabiley,

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEYNEWSNETWORK(GNN)

GABILEY OFFICE