Shirkadda Dahabshiil Oo Si Adag U Beenisay Inay Ku Lug Leedahay Dagaalka Tuke-raq

Maamulaha shirkadda caalamiga ah ee Dahabshiil ee magaalada Boosaaso Yaasiin Beeldaaje (Yasin Beldaje), oo Shirjaraa’id ku qabtay magaaladaasi ayaa waxa uu beeniyay hadal ka soo yeedhay Xildhibaan Saadiq Abshir Garaad oo ah guddoomiyaha guddiga difaaca Baarlamaanka Puntland, oo Dahabshiil ku eedeeyay inay Dhaqaale ku taageertay Xukuumada Somaliland

error: Content is protected !!