DAAWO: “Ceeb Ayay Igu Tahay In Maanta Aniga Oo 80 Jir Ah Uu Nin Qayrkay Ahi Ugu Yidhaahdo Nabada Tolkaa In Aad Daacad Ka Tahay Ku Dhaaro…” Suldaanka Guud Ee Beelaha Habar-jeclo

DAAWO: “Ceeb Ayay Igu Tahay In Maanta Aniga Oo 80 Jir Ah Uu Nin Qayrkay Ahi Ugu Yidhaahdo Nabada Tolkaa In Aad Daacad Ka Tahay Ku Dhaaro…” Suldaanka Guud Ee Beelaha Habar-jeclo.

Suldaanka Guud ee Beelaha Habarjeclo Suldaan Cabdillaahi Suldaan Cali ayaa hadalo qiiro leh ka jeediyay shirkii nabada Ceel-afwey, Halkan hoose ka DAAWO