Daawo Macadka Waxbarashada Iftin Institute Ee Magaalada Gabley Oo Ardaydii Ugu Badneyd Ayka Qalin Jabisay Iyo Macluumaadka Ku Saabsan Macadka

Gabiley(GNN)Xafladan Oo Ahayd Mid Si Heersare Ah Loo Soo Agaamisay Oo Ka Qabsoontay Hoolka Dawlada Hoose Ee Magaalada Gabiley, Ayaa Shahaadooyin Lagu Gudoonsiinyay Dufcadii 11Aad Ee Ka  Qalinjabaisa  Macadka Iftin Instuti Primary And Kg School Ee Ku Yaala Gudaha Magaalada Gabiley,Waxa Kaso Qaybgalay Waalidiinta Ardayda Qalinjabisay, Xildhibaano Ka Tirsan Golaha Deegaanka,  Waxgaradka Labeenta Waxbarashada Arday Macalimiin Iyo Marti Sharaf Aad Utiro Badan Oo Madasha Soo Buuxdhaafiyay,Waxeyna Ahayd Munaasibad Ishu Ay IsqabatayOo Meel Lakala Fadhiisto La Wayay,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEYNEWSNETWORK(GNN)

GABILEY OFFICE