Daawo-Ex Wasiir Shaceyb Oo Si Adag Ula Hadlay Gudoomiye Cirro, Bulshada Ceel Afwayne Ugu Baaqay In Ay Nabada Qaataan Oo Ay Ixtiramaan Salaadiinta Dhexdhexaadinasa

Gabiley(GNN)Wasiirkii Hore Ee Wasaarada Warshada Somalialnd Shaceyb Maxamed Muuse Oo Maanta Kaso Qaybgaley Ciyaar Laba Kooxod Ku Dhexmartay Garoonka Mo Farah Ee Magaalada Gabiley Ayuu Si Adag Ugu Jawaabay Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Isago Sido Kale Ka Hadlay Arimaha Nabadaynta Ah Ee Deegaanka Ceel Afwayn,

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEYNEWNETWORK(Gabiley,Net)

GABILEY OFFICE