Daawo:- Qaabka Ugu Fiican Ee War Loo Sameeyo ” Saxafi Abdinuur Sheekh Oo Ka Hadlay ..”

London(GNN)Wariyaha Ruug Cadaaga Ah Abdinuur Sheekh Maxamed  Ayaa Sharaxaad Ka Bixiyay Qaabka Ugu Fiican Ee Warbaahintu Ama Wariyuhu Udiyaarin Karo Barnaamij Ama Warar Isku Dheelitiran Oo Dadku Ka Dhagaystaan Lana Fahmo Nuxurka Iyo Ujeedada Uu Warku Ama Barnaamiju Tilmaamayo Ama Ku Saabsan Yahay

HALKAN HOOSE KAD AAWO MUUQAALKA

https://www.youtube.com/watch?time_continue=35&v=2acJjRA1cg4

GABILEY OFFICE

GABILEY.NET