Daawo-Taliska Ciidmada Booliska Somaliland Oo Ka Hadlay Sifaha Loo Xidhay Mujaahid Cismaan Awr Liqe.

Taliska ciidamada Booliska Somaliland ayaa waxaa ay Ka hadleen sifa loo maray xidhiga siyaasi Cismaan Awar Liqe.
Afhayeenka ciidanka Booliska Gaashanle sare Faysal Xiis ayaa waxaa uu sheegay in sababta loo xidhay ay tahay kadib markii uu siyaasigaas uu aflagaado iyo cey u geystay sarkaal ka tirsan ciidanka Booliska.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Reach US At :

00252634243848

XULASHADA GNN





Documentary ka hadlaya Dib-u-dhiskii Somaliland

Shirkii Tawfiiq ee Sheekh 1992