Daawo Xil Bashiir Tukaale oo ka hadlay shirkii Tolwanaaje Laba (2) iyo Fashilka Siyaasada Arrimaha Dibeda Somaliland ee Wakhti Xaadirkan.

Xildhibaan Bashiir Tukaale oo ka tirsan golaha wakiilada Somaliland ka ayaa a hadlay qodoaddii ka soo baxay shirkii dhawaan ka socday buurta gacan libaan ee Tolwanaaje Laba (2) iyo tabashooyinkii ku jiray ee ay xukuumada talada haysa iyo xukuumadii ka horaysay ay ka tabanayeen waxa kale oo uu xildhibaan Bashiir Tukaale ka hadlay xaalada uu dalku ku sugan yahay  iyo siyaasada arimaha dibada ee dalka.