Hargeysa (GNN) Xisbiga Mucaaridka ah Ee UCID ayaa waxa uu maanta warbaahinta u sheegay in ay soo gaadhayaan in xukuumadu wado qorshe ay dooneyso inay bari ku xidho gudoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo bari dalka ku soo laaban doona Gudoomiye Faysal Cali Waraabe ayaa dhawaan magaalada Brussels kula kulmay madaxweynaha Dawlada Somaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo,
HALKAN HOOSE KA DAWO MUUQAALKA
GABILEY.NET
HARGAYSA OFFICE