WARARKA




Mareeyaha Wakaalada Biyaha oo Shaaciyay Wakhtiga Magaalada Hargeysa Ay Helayso Biyo Ku Filan.

Hargeisa(GNN):-Maareeyaha wakaalada biyaha Hargeysa Maxamed Cali Daarood, ayaa waxa uu ka hadlay wakhtiga ay magaalada Hargeysa helayso biyo ku filan iyo sababta keentay in la kordhiyo qiimihii biyaha.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka