Somaliland oo Warar Been Abuura Ku Tilmaamay In Maxaabiista Lagu Jidh-Dilo Xabsiyada Dalka.

Taliye ku-xigeenka Ciidanka Asluubta Somaliland Sareeye Guuto Xasan Cali Cawad ayaa waxaa uu beeniyay warar ay baahiyeen qaar ka mid warbaahinta oo sheegayay in qaar ka mid ah maxaabiistii lagu soo qabtay dagaalkii ka dhacday deegaanka Tukaraq lagu jirdilo Xabsiga Wayn ee Magaalada Hargeysa.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Exit mobile version