Wasiir Ka Tirsanaa Xukuumaddii Hore Madaxweyne Siilaanyo Oo Isku Badalay Dirawal Gaadhi

Wasiirkii hore ee wasaaradda Boosha iyo isgaadhsiinta Cali Cilmi Geelle ee xukuumaddii Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa isku bedelay dirawal gaadhi, halkan ka DAAWO isaga oo ka hadlay waxa arrintaa ku kalifay.