Waxa Dalkeena ku Soo Batay Sanadii u Danbeeyey In Qabiil Kasta Uu Yeesho Laba Suldaan ama Kabadan Taasi Waxay Keenta kala Jajab Dhexdooda Taladii Oo Midba Goosan.Goostay

Waxa Dalkeena ku Soo Batay Sanadii u Danbeeyey In Qabiil Kasta Uu Yeesho Laba Suldaan ama Kabadan Taasi Waxay Keenta kala Jajab Dhexdooda Taladii Oo Midba Goosan.Goostay
Walibana waxa U Batay Oo Aad Moodaa Wado xidhan Qoladan Wadada Ah
Reerkasta Waa inuu Keena Wadaad Suldaan Laga dhigaayo.
Waxaad Arkaysaa Tiro Badan Oo wada. AH dalkii Ka Talinaysa Xukumada Haday Tahay Iyo Haday Reeraha tahayba
Taasna Waxay Keentay Suldaan kasta Inuu Ku dhex yeesho dawlada Cid uu isagu Keenay Ama Wato Hadii Taas Lawaayo Waxa Imanaysa Mucaaradnimo Ama Inaad Gole kale ka dhex muuqdo.
Oo Dhaliilo Cidii Markaas Xukunka haysay Madaama Oo dantiisi U ka waayey .
Hadaba Tan iyo intii madaxweynaha Cusub dalka Qabsaday Isaga oo fulinaya Balan Qaadkiisi Inuu kala Saari doono Cuqaasha Iyo saladiinta ku dhex milmay dawlada Ee madaxtooyada Qaranka u Tubnaa Sida Raxanta
Inuu Hoos geyn doono wasarada Arimaha Gudaha Oo Ay ka diwaan gashan yihiin Aanay siyaasadan dalka wax awooda Inay ku yeelan
Doonin Waxa Aad arkaysaan Inuu Madaxweynaha Culus Badan fulay ka socda xaga saladiinta .
Dalka sharciga u Yaala maha In talada madaxweynaha cid la yeelato Ama Qof loo keenay Oo Oday wado uu Aqbalo
Waxa weeye inuu indhihiisa kala soo Boxo Qofkasta Oo Umada Iyo Qaranka Daacad ka Noqonaya waxna Soo kordhinaya
Maha in xukunka ma mid noqodo Qof Awood Aqooneed u lahayn maamulka loo dhiiba Waxa loo baahan yahay Mid noqda Hage Lagu daydo
Oo Horumar soo kor dhiya .lakiin hadii isgarabsiga wadada waxay ku Tusaysaa cadaalad daro In Cid gaara Ay xilka la doonayan hadaba Aqoo yahanka somaliland maalinkasta Arimaha way Filaqeeyan lakiin Runta ma soo Gudbin Bulshada somaliland
Marka laysku ixtiraamo maamulka cidii gacanta ku haysa loona daayo shaqadeeda wixii ka xuna la Toosiyo waxba hagaaya .
By awil kabadheere