Hargeysa (GNN):- Xisbiga mucaarida ah ee UCID ayaa waxaa
uu maanta dignin adag u diray maayarada Magaalooyinka Berbera iyo Gabilay isla markaana waxaa ay uga digeen in ay mar danbe ku fikiraan inay iska soo sharaxaan xisbiga UCID oo ay hore uga soo baxeen balse markii danbe ay ka baxeen