Daawo Bulshada Ku Dhaqan Magaalada Gabiley Oo Siwayn U Oogay Tukashada Salaada Ciidul Odxada Iyo Dareenka Bulshada Ee Ciida

Gabiley(GNN)Iyado Maanta Dunida Islaamka  La Ooogay Tukashada Salaada Ciidul Odxa Ayaa Bulshada Ku DHaqan Magaalada Gabiley Iyo Nawaaxigeeda Waxey Uso Dareereen Tukashada Salada Ciidul Odxada Garoonka Kubada Cagta   Ee Magaalada Gabilyy AyAa Waxa Soo Buux Dhaafiyay Bulshada Magaalada Gabiley Kuwaasi Oo DHamaantood Salada U Oogay  Si Farxad Ku Dheehantahay Madama Ay Maanta Tahay Yoomul Farax Salada Kadib Bulsahdau Waxey Ahaayeen Kuwo Laba Laba Isku Salaamayay Madama Qaar kood Wakhti Hore Iskugu Danbeysay Saladan Odxada Ayaa Kulmisay Dhamaan Bulshada Magaalada Gabiey,

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

Badhaasbka Gobolka Gabiley Maayerka Magaalada Gabiley Iyo Masuuliyiin Kale Ayaa Bulshada Kala Qaybgalay Labada Ragcadood Ee Salaada Ciida Masheekhdii Axaadiista Bulshada Ujeedisay Ayaa Ku Gobaabisay In Lays Wada Saamaxo Si Illaahayna Uu Inoogu Naxariisto, Markii L Tukaday Salada Kadib Waxa Bulshada Kala Hadlay Masuuliyiinta Salaada Bulshada Kala Qaybgalay,

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEY.NET

Exit mobile version