Berbera:-Halkan Ka Daawo-Wasiirka Wasaarada Cadalada Jsl Oo Tababar U furey Cutubyo Ka Mid Noqon Doona Ciidanka Asluubta.

Wasiirka Wasaarada Cadaalada somaliland Eng Cabdiqani Maxamuud caateeye iyo taliyaha ciidanka asluubta ayaa tababar cusub ufuray ciidamo oo kamid noqon doona ciidanka Asluubta Jsl

CADAALADA 3

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;