Daawo Bulshada Magaalada Wajaale Oo Siwayn Ugu Soo Dareeray Tukashada Salaada Ciidul Odxada Oo Caalamka Islaamka Laga Oogay

Wajaale(GNN)Maanta Waa Maalinta Dabaaldega Ciidul Odxada Waxa Caalamka Islaamka Laga Oogay Tukashada Salaada Ciidul Odxada Ha Yeeshee Bulshada Magaalada Wajaale Ayaa Waxey Gabi Ahaanba Iskugu Yimaadeen Garoonka Kubada Cagta Siiraanyo Stadyam Si Ay Ugutaan Ragcadaha Salaada Ciidul Odxada,Wasiirkii Hore Warshadaha Iyo Ku Xigaha Badhaasbka Gobolka Gudoomiyaha Wajaale Iyo Masuuliyiin Kale Ayaa Bulshada Wajaale Kala Qaybgalay Tukashada Salada Ciida, Wax Isku Sheeg Dhanka Khayrka Iyo Amaamiirta Uu Illaahay Ina Farey Kadib Waxa La Oogay Labada Ragcadood Ee Salada Ciidul Odxada Waxana Bulshada Reer Wajaale Ay Ahaayeen Kuwo Ku Faraxsan Jawiga Maalintan Farxada Ah Ee Uu Illaahay Umadiisa Usoo Dejiyay,

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

Wasiirka Hore Ee Wasaarada Warshadaha Shaceyb Maxamed Muuse Ku Xigaha Badhaasbka Gobolka Gabiley Cali Cabdi Abdilahi Cali  Case  Iyo Gudoomiyaha Degmada Wajaale Xaashi Maxamuud Cabdi Ayaa Bulshada Udirey  Hambalyada Ciidul Odxada  Iyago Ku Booriyay Shacabka In La Ilaaliyo Nabada Iyo Xasiloonida Ay Somaliland Ku Naaloonayso Waxeyna Yidhaahdeen ,

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEY.NET