Daawo-Dawlada Sucuudiga oo Diyaarad Khaasa Ku Maamusay Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo U Qaaday Maddina.

Daawo-Dawlada Sucuudiga oo Diyaarad Khaasa Ku Maamusay Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo U Qaaday Maddina.Socdaalka Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Ayaa Ahaa Mid uu Kusoo gudanayey Waajibaadka Xajka isagoo Gudashadaasi kadibna Arrimo Diblamaasiyadeed oo Kulamo Toosa La Qaatay madaxda Dawlada Sucuudiga, oo Si Meeqaam Sare Ah u Qaabiley.

Somaliland Halkan Ka Daawo Madaxweynaha iyo Sida Madaarka Loogu Qaabiley iyadoo Ay Siday Diyaarad u Khaas Ah oo Dawlada Sucuudigu leedahay.